Pages

Qaybtii 3/5 sidee logu daraa menu bar aanan wadan drop-down menus

Assalamo alaykom WB walaalayaal


Ku soo dhawaada SomAma

Halkaan waxaan i noogu socdo cashiro ku saab san sida loo Samaysto Website free ah. Maantana cashrikaayna waxaa ku saabsan yahay Sida loogu daro menu  bar website kaaga. Qaybtaan waxaa kaliyah oo an ku dari doonaa menu bar aan wadanin waxaa layiraahdo drop-down buttons. 




Fadlan raac talaabooyinkaan ama steps

1. waxaad gashaa blogger kaaga www.blogger.com

2. kadib waxaad click ku sii saa Layout-ka, dhinac bidix

3. waxaa Click u sii Add a Gadge

4. Kadin waxaa kuu furmayo page cusub waxaad ka raadisaa Pages. Hadii aad hesho waxaad click ku sii calamada + ah ee kaa hore kaga taal. Kadib save dheh page


5. Waxaad ku noqotaa blogaaga, waxaad click u sii Pages dhinaca Bidix. Meeshaa waxaan ugu daraynaa Pages ka aan rabno inaay inoo noqdaa menu bar. Inta Page oo aad rabto adiga ayaay ku xirantahay.  Markii aaadku darto waxaan ku soo noqotaa Layout-ka. Pages ka aan abuurnay click Edit. Meeshaa waxaad ka arki doontaa pages ka aad abuurtay, Check seer, kadib click ku sii Save xagaa soose. 


Faldlan haadii aad fahmi waysay steps waxaa ku caawinayo Video xagaa hoose yaaal. 







0 comments:

Post a Comment

----------------------------------------------------------

Fadlan Caawi shabkada

----------------------------------------------------------