Pages

Qaybtii 4/5 Sidee loogu daraa Munu bar iy drop-down menuyada

Assalamo alaykom WB Walaalayaal

Ilaa hada waxaan soo baranay 2 qaybood oo muhiid ah oo kale ah sida blogger loo abuuro iyo sida loogu daro template-ka.

Insha Allah qaybtaa waxaynu ku baran doonaa sida loogu daro munu bar waxa layiraahdo. Menu bar waa meelaha laga tago page khaas ah hadii aad rabtid, ama waxaad rabtaa inaad abuurto  page wax gooni ah ka hadlayo, waxaad isticmaali kartaa menu bar.
Hadii uu waqtiga inoo masaamxo waxaan barandoonaa sida loogu daro drop-down menu oo sii qurxinayo website-kaaga.

Hadii aan biloow casharka:
1. marka hore waxaad u baahantahay inaad qorshayso sida uu u muuqandoono munu barkaaga, waxaay ku xidhantahay waxa aad samaynayso> Tusaale ahaa: ma waxaad rabtaa inaad dhisto web ku saab san IT ama technology, marka waxaad u baahan tahay munu bar (Windows >  Designing > photoshop) waa tusaale oo kaliyah.
2. Waxaad aadaa blogaaga, dhinac midta waxaad click ku sii Layout, kadib waxaad ku dartaa HTML widget cusub. Kadib Code kaan hoos ku qoran ku dar, kadib save dheh. Video-ga daawo hadii aad fahmi waysid steps kaan.

Home

Blog Deisgn

Sidee loo sameeysaa blog

Qaytii labaad

Qaybtaa sadexaad

Windows Trainig

About

Windows 10

Windows 8

Contact

wixii kale waxaan ku dhamaysaneeynaa video-ga hoos ku yaal.

Qaybtii 3/5 sidee logu daraa menu bar aanan wadan drop-down menus

Assalamo alaykom WB walaalayaal

Ku soo dhawaada SomAma

Halkaan waxaan i noogu socdo cashiro ku saab san sida loo Samaysto Website free ah. Maantana cashrikaayna waxaa ku saabsan yahay Sida loogu daro menu  bar website kaaga. Qaybtaan waxaa kaliyah oo an ku dari doonaa menu bar aan wadanin waxaa layiraahdo drop-down buttons.

Fadlan raac talaabooyinkaan ama steps

1. waxaad gashaa blogger kaaga www.blogger.com

2. kadib waxaad click ku sii saa Layout-ka, dhinac bidix

3. waxaa Click u sii Add a Gadge

4. Kadin waxaa kuu furmayo page cusub waxaad ka raadisaa Pages. Hadii aad hesho waxaad click ku sii calamada + ah ee kaa hore kaga taal. Kadib save dheh page

5. Waxaad ku noqotaa blogaaga, waxaad click u sii Pages dhinaca Bidix. Meeshaa waxaan ugu daraynaa Pages ka aan rabno inaay inoo noqdaa menu bar. Inta Page oo aad rabto adiga ayaay ku xirantahay.  Markii aaadku darto waxaan ku soo noqotaa Layout-ka. Pages ka aan abuurnay click Edit. Meeshaa waxaad ka arki doontaa pages ka aad abuurtay, Check seer, kadib click ku sii Save xagaa soose.

Faldlan haadii aad fahmi waysay steps waxaa ku caawinayo Video xagaa hoose yaaal.

Qaybtii 2/5: Sidee loogu daraa Template website-kaaga

Assalamo alaykom WB Walaalayaal

Ku soo dhawaada walaalayaal qaybtii labaad oo ayna ugu hadli doona sida loo badabo background-ka website-kaaga ama template-ke.

Isticmaalayaasha qaarkood waxaay ku qanacsanyihiin isticmaalka default tamplate-ke, qaarna waaay is ka badalaan marka hadii aadan jecleen  tamplate ka, waxaaynu idiin haynaa tamplate kale duwan oo aad u ticmaali kartid blogaga. DHamaan tamplate yada waa free insha Allah waxaan  idin tusi sida loogu daro tamplate kaan blogaaga.

Marka hore, Template-yadaan Online ayaa laga wada helaa marka hadii aad ku qanac sanayn midkaan, waxaad dooro kartaa midkii ku anfaco  ama  midab ahaan ama design ahaan adigoo online ka raadinayo dooqaaqa.

Sidee looga daraa tamplate brogagaag, Fadlan raac talaabooyinkaan ama steps kaan:

1. Gal account gaaga, waxaa ka wadaa gmail-kaaga ka gal www.gmail.com
2. Kadib waxaad gashaa blogaaga, kagal www.blogger.com
3. dhinacaaga BIDIX ta ah waxaan ka arkaay saa waxyaabo badan oo safan, waxaan ka doo rataa Tamplate meesha ugu hoosayso
4. Dooro Tamplate kadib dhinacaaga midigta ah waxaad ka doorataa  Backup / Restore click ku sii
5. kadib ku soo dar Tamplate ka adigoo dooranayo meesha ka hoosayso "Upload a template from a file on your hard drive" dooro choose file
6. kadib waxaa ku furmayo window cusub, tag meesha aad ku savegaraysay Template ka.
7. kadib dooro, markaa kadib Open click ku sii

Fadlan xagaan ka download-garayso Template-ka

Fadan Daawo Video-gaan hoose si aad u fahanto cashirkaan.

Qayta 1/5: sidee loo abuurtaa web/blog free ah

Assalamo alaykom WB  daawadayaal:

Maanta waxaaynu halkeen ka bilaaween cashiro taxano ah oo ku saabsan sida loo abuurto website/blog lacag la'aan ah/free.

Waa maxay Blog?

Blog waa meel macluumaad ka lagu wadaago/lagu niqaasho ama aay ku wada xirriraan dadka waxa qora. Blog waxaa aalat lacag la'aan ah oo cidwalbo aay u faran tahay inay isticmiisho hadi aad ka soo baxdo term and conditionada u yaad ayaga.

Casharadaan waxaan u qaybinay 5 Qaybood oo kala duwan:

Qaybta 1aad: waxaan ugu hadli doonaa Sida aloo abuuro website-ka
Qaybta 2aad: sida looga badalo background-ka ama tamplate waxa yiraahdo.
Qaybta 3aad: sidee loogu taraa Menu bar iy sida wax loo post-gareeyo ama qoraal loogu daro.
Qaybta 4aad: sidee loogu daraa drop-down to Menu bar-ka.
Qaybta 5aad: Sidee loogu daraa Contact Us menu bar-ka

Qaybta 1aad: Sida loo abuurto website/blog lacag la'aan ah/free.

Fadlan raac talaabooyinkaan ama steps si aad u abuurato gmail:

1. Marka hore hadii hadii aad rabto inaad abuurato blog fadlan samayso gmain account, ka gal meeshaan http://bit.ly/1hKS8Qn kadib abaaro gmain account.
Hadii aah leedahay gmail account xagaan ka gal www.gmail.com.

2. Waxaad gashaa www.blogger.com si aad u abuurato blogaaga
3. Isticmaal Gmail-kaaga si aad u gasho accounkaaga www.gmail.com
4. dhinaca BIDIX waxaad ka arkaysaa "New Blog" click ku sii meeshaa
5. Windows yar ayaa kuu furmayo: waxaad ku qortaa Title-ka website-ka iyo magaca website-kaga kadib na dooro Template nooca aad rabto.

Fadlan ka daawo Video-ka xaga hoose si aay kuugu fududaato samaysashada

Waa maxay shabkada Somali Akademik?

SomAka ama Somali Akademik waa shabkad ay aas aaseen dhalinyaro jaamacad dhicagato.
Somali Akademik fikradeeda waxaa ka danbeeyay walaalkeen

Cashiro windows 8 quseeyo

Fadlan Caawi shabkada