Showing posts with label JavaProgramming. Show all posts

casharka 1: How to install JDK and Run your First Program
Assalalamo alaykom WB
Ku soo dhawaada walaalayaa shabkada SomAka oo maanta idiin bilaawi doonto cashiro cusub oo taxano ahaandoono insha allah, ku waa soo ku saabsan Programming, khaasatan Java Programming.
Waa maxay Java?
Java waxaay ka midtahay luqadaha wax lugu programiyo, waxaay ku jirtaa mida ugu sarayso. Luqadaani waxaay ka tirsan tahay waxa loo yaqaano high languages. Hadii ay ahaan laheyd software ama website luqadaan inta waa ku haboontahay. Inta Badan jaamacadaha maanta java ayaa lagu dhigaa.
Casharadaani taxano ayay ahaa doonaa, bilaad ilaa dhamaad weeynu wadin dooonaa insha allah.
Si aan u isticmaasho Java Maxaa u baahantahay?
waxaan u baahantahay Software kala duwan is aad system kaaga ugu isticmaasho program kaan
1. waxaad u baahan tahay JDK ama Java Kit Development. Ka soo download garayso Halkaa
2. waxaad ka loo u baahantahay Eclipse, asagana halkaan kasoo download garayso
3. Si aad u aragto sida loogu duubo software-radaan fadlan daawo Video-ga hoose