Pages

Qaybtii 2/5: Sidee loogu daraa Template website-kaaga

Assalamo alaykom WB Walaalayaal


Ku soo dhawaada walaalayaal qaybtii labaad oo ayna ugu hadli doona sida loo badabo background-ka website-kaaga ama template-ke.

Isticmaalayaasha qaarkood waxaay ku qanacsanyihiin isticmaalka default tamplate-ke, qaarna waaay is ka badalaan marka hadii aadan jecleen  tamplate ka, waxaaynu idiin haynaa tamplate kale duwan oo aad u ticmaali kartid blogaga. DHamaan tamplate yada waa free insha Allah waxaan  idin tusi sida loogu daro tamplate kaan blogaaga.

Marka hore, Template-yadaan Online ayaa laga wada helaa marka hadii aad ku qanac sanayn midkaan, waxaad dooro kartaa midkii ku anfaco  ama  midab ahaan ama design ahaan adigoo online ka raadinayo dooqaaqa.

Sidee looga daraa tamplate brogagaag, Fadlan raac talaabooyinkaan ama steps kaan:

1. Gal account gaaga, waxaa ka wadaa gmail-kaaga ka gal www.gmail.com
2. Kadib waxaad gashaa blogaaga, kagal www.blogger.com
3. dhinacaaga BIDIX ta ah waxaan ka arkaay saa waxyaabo badan oo safan, waxaan ka doo rataa Tamplate meesha ugu hoosayso
4. Dooro Tamplate kadib dhinacaaga midigta ah waxaad ka doorataa  Backup / Restore click ku sii
5. kadib ku soo dar Tamplate ka adigoo dooranayo meesha ka hoosayso "Upload a template from a file on your hard drive" dooro choose file
6. kadib waxaa ku furmayo window cusub, tag meesha aad ku savegaraysay Template ka.
7. kadib dooro, markaa kadib Open click ku sii


Fadlan xagaan ka download-garayso Template-ka   

Fadan Daawo Video-gaan hoose si aad u fahanto cashirkaan.






5 comments:

  1. masha allah allaha barakeeyo horay usoco wll

    ReplyDelete
  2. masha allah allaha barakeeyo horay usoco wll

    ReplyDelete
  3. Ma sha Allah zxp aad ayaad u mahad santhy hore usii soco

    ReplyDelete
  4. Ma sha Allah zxp aad ayaad u mahad santhy hore usii soco

    ReplyDelete
  5. macalin website kaygu waa bilaa label sideen usamee yaa label sidaad usamysay adigu labelka linux oo kale

    ReplyDelete

----------------------------------------------------------

Fadlan Caawi shabkada

----------------------------------------------------------