
Assalamo alaykom WB Walaalayaal
Ilaa hada waxaan soo baranay 2 qaybood oo muhiid ah oo kale ah sida blogger loo abuuro iyo sida loogu daro template-ka.
Insha Allah qaybtaa waxaynu ku baran doonaa sida loogu daro munu bar waxa layiraahdo. Menu bar waa meelaha laga tago page khaas ah hadii aad rabtid, ama waxaad rabtaa inaad abuurto page wax gooni ah ka hadlayo, waxaad isticmaali kartaa menu bar.
Hadii uu waqtiga inoo masaamxo waxaan barandoonaa...