
Assalalamo alaykom WB
Ku soo dhawaada walaalayaa shabkada SomAka oo maanta idiin bilaawi doonto cashiro cusub oo taxano ahaandoono insha allah, ku waa soo ku saabsan Programming, khaasatan Java Programming.
Waa maxay Java?
Java waxaay ka midtahay luqadaha wax lugu programiyo, waxaay ku jirtaa mida ugu sarayso. Luqadaani waxaay ka tirsan tahay waxa loo yaqaano high languages. Hadii ay ahaan laheyd software ama website luqadaan inta waa ku...