Pages

Qayta 1/5: sidee loo abuurtaa web/blog free ah

Assalamo alaykom WB  daawadayaal:


Maanta waxaaynu halkeen ka bilaaween cashiro taxano ah oo ku saabsan sida loo abuurto website/blog lacag la'aan ah/free.



Waa maxay Blog?

Blog waa meel macluumaad ka lagu wadaago/lagu niqaasho ama aay ku wada xirriraan dadka waxa qora. Blog waxaa aalat lacag la'aan ah oo cidwalbo aay u faran tahay inay isticmiisho hadi aad ka soo baxdo term and conditionada u yaad ayaga.

Casharadaan waxaan u qaybinay 5 Qaybood oo kala duwan:

Qaybta 1aad: waxaan ugu hadli doonaa Sida aloo abuuro website-ka
Qaybta 2aad: sida looga badalo background-ka ama tamplate waxa yiraahdo.
Qaybta 3aad: sidee loogu taraa Menu bar iy sida wax loo post-gareeyo ama qoraal loogu daro.
Qaybta 4aad: sidee loogu daraa drop-down to Menu bar-ka.
Qaybta 5aad: Sidee loogu daraa Contact Us menu bar-ka



Qaybta 1aad: Sida loo abuurto website/blog lacag la'aan ah/free.

Fadlan raac talaabooyinkaan ama steps si aad u abuurato gmail:

1. Marka hore hadii hadii aad rabto inaad abuurato blog fadlan samayso gmain account, ka gal meeshaan http://bit.ly/1hKS8Qn kadib abaaro gmain account.
Hadii aah leedahay gmail account xagaan ka gal www.gmail.com.

2. Waxaad gashaa www.blogger.com si aad u abuurato blogaaga
3. Isticmaal Gmail-kaaga si aad u gasho accounkaaga www.gmail.com
4. dhinaca BIDIX waxaad ka arkaysaa "New Blog" click ku sii meeshaa
5. Windows yar ayaa kuu furmayo: waxaad ku qortaa Title-ka website-ka iyo magaca website-kaga kadib na dooro Template nooca aad rabto.

Fadlan ka daawo Video-ka xaga hoose si aay kuugu fududaato samaysashada








Waa maxay shabkada Somali Akademik?

SomAka ama Somali Akademik waa shabkad ay aas aaseen dhalinyaro jaamacad dhicagato.
Somali Akademik fikradeeda waxaa ka danbeeyay walaalkeen

Cashiro windows 8 quseeyo

----------------------------------------------------------

Fadlan Caawi shabkada

----------------------------------------------------------