Pages

casharka 1: How to install JDK and Run your First Program

Assalalamo alaykom WB Ku soo dhawaada walaalayaa shabkada SomAka oo maanta idiin bilaawi doonto cashiro cusub oo taxano ahaandoono insha allah, ku waa soo ku saabsan Programming, khaasatan Java Programming. Waa maxay Java? Java waxaay ka midtahay luqadaha wax lugu programiyo, waxaay ku jirtaa mida ugu sarayso. Luqadaani waxaay ka tirsan tahay waxa loo yaqaano high languages. Hadii ay ahaan laheyd software ama website luqadaan inta waa ku...

Qaybtii 5/5: Sidee loogu daraa Contact Us menu (ama Nala Soo xiriir) blogaaga

Assalamo alaykom WK Waxaan inoo socday casharo ku saabsan "How design blog?", maanta waxaaynu bilaabaynaa cashirkii ugu danbeeyay, kaasoo ku saabsan Sida loogu daro Contact Us menu webpage kaaga ama blogaaga. Hadii aad rabo inaay vitors-ka web kaaga inaay kuala soo xiriiraan maanta waxaaynu kuu haysaa sida ugu fudud oo aad ku la soo xiriiri karaa. Fadlan raab raac talaabooyinka hoose ku xusan si aad webpage kaaga ugu darto Contact Us...

----------------------------------------------------------

Fadlan Caawi shabkada

----------------------------------------------------------